soomaali - Sorah Al-Ikhlas ( Sincerity )

Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Ikhlas ( Sincerity )

Choose the reader


soomaali

Sorah Al-Ikhlas ( Sincerity ) - Verses Number 4
قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ ( 1 ) Al-Ikhlas ( Sincerity ) - Ayaa 1
Waxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (wehelna ma leh).
اللَّهُ الصَّمَدُ ( 2 ) Al-Ikhlas ( Sincerity ) - Ayaa 2
Waana Sayid (deeqtoon).
لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ ( 3 ) Al-Ikhlas ( Sincerity ) - Ayaa 3
Eebe wax ma dhalin, isna lama dhalin.
وَلَمْ يَكُن لَّهُ كُفُوًا أَحَدٌ ( 4 ) Al-Ikhlas ( Sincerity ) - Ayaa 4
Wax la mid ahna ma jiro.

Random Books

  • SADDEXDA ASAL IYO DALIILAHOODASADDEXDA ASAL IYO DALIILAHOODA

    Formation : Maxamed Bin Cabdulwahaab

    Translators : Cabdifataax Axmed

    From issues : www.iu.edu.sa

    Source : http://www.islamhouse.com/p/459

    Download :SADDEXDA ASAL IYO DALIILAHOODA

  • Naxwaha carabiga oo koobanNaxwaha carabiga oo kooban waxaan ka turjumay kitaabka la yiraahdo "Xeerarka afka carabiga oo kooban" الموجز في قواعد اللغة العربية ee uu qoray Siciid Maxamed Axmed oo loo yaqaan "Siciid Al-Afgaani". Mana wada turjumin naxwahaasi ee waan soo koobay.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/61659

    Download :Naxwaha carabiga oo kooban

  • Naxwaha carabiga oo koobanNaxwaha carabiga oo kooban waxaan ka turjumay kitaabka la yiraahdo "Xeerarka afka carabiga oo kooban" الموجز في قواعد اللغة العربية ee uu qoray Siciid Maxamed Axmed oo loo yaqaan "Siciid Al-Afgaani". Mana wada turjumin naxwahaasi ee waan soo koobay.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/61659

    Download :Naxwaha carabiga oo kooban

  • Rukniga sedaxaadRukniga sedaxaad

    Formation : عمادة البحث العلمي بالجامعة الإسلامية

    Translators : عبد القادر حسين طحلو

    From issues : www.iu.edu.sa

    Source : http://www.islamhouse.com/p/457

    Download :Rukniga sedaxaad

  • Qaamuuska carabiga oo koobanQaamuuska carabiga waxaan ka turjumay qaamuuska la yiraahdo "Sixaaxii oo la soo koobay" مختار الصحاح ee uu qorey Maxamed Abuubakar Cabdulqaadir oo loo yaqaan "Ar-raazi". Mana wada turjumin qaamuuskaasi ee waan soo koobay.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/61645

    Download :Qaamuuska carabiga oo kooban

Choose language

Choose Sorah

Random Books

Choose tafseer

Participate

Bookmark and Share